Madaxweynaha Soomaaliya oo War ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Ceel-Afweyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag, taas oo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Madaxweynuhu waxa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii walaalaha ahaa ee ku geeriyooday dirirtan macno darrada ah, waxa … Continue reading Madaxweynaha Soomaaliya oo War ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Ceel-Afweyn